Header Ads Widget

Responsive Advertisement

News Ticker

3/random/ticker-posts

Tallooyin Caafimaad oo Wax Ku Ool Ah



Akhrise, waxaan maqaalkan kuugu soo gudbin doonnaa tallooyin caafimaad oo wax ku ool ah. Fariintaan haddey ku soo gaartay la wadaag Asxaabtaada kale si ay ula socdaan Arimaha Cafimaadkooda u Wanaagsan. 


1- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Maskaxda (Brain) Seexo 8 saacadood. 

2- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Caloosha (Stomach) ka fogaaw Cunidda waxyaabaha Qaboowga ah sida Jalaatada. 

3- Haddii aad rabto inaad ilaaliso caafimaadka beerkaaga waa inaad iska fogeysaa kana dheeraataa isticmaalka cunnooyinka saliidda ama dufanta badan leh ee loo yaqaano (Fatty foods). 

4- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Killiyaha Cab maalintii Biyo badan. 

5- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso caafimaadka Qabsinka (Appendix) isticmaal Biyaha Liin dhanaanta. 

6- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Cunaha (Throat) waxaad isticmaashaa Filfisha. 

7- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Sambabada (Lungs) ka fogaaw Cabidda Sigaarka (Smoking). 

8- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso ca3afimaadka Afka (Mouth) ku dadaal Luqluqashada iyo Cadayga si joogta ah. 

9- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Sanka (Nose) waxaad isticmaashaa Reexaanta si joogta ah. 

10- Haddii aad dooneysid inaad ilaaliso Caafimaadka Wadnaha (Heart) ka fogaaw isticmaalka Cusbada xad dhaafka ah (Salts) 

Waxaa Qoray:- Macoow Ustaad.

Post a Comment

0 Comments