Header Ads Widget

Responsive Advertisement

News Ticker

3/random/ticker-posts

About Us

Nagu Saabsan

Qiso iyo Sheeko Waa Mareeg Warbaahineed oo u adeegta Dhammaan dadka Soomaalida ah ee ku kala nool dunida dacaladeeda. Waxaan si bilaash ah ugu gudbinaa akhristeyaasheena maqaalli wacyigelin arrimaha bulshada ah, qisooyin iyo sheekooyiin diiradda lagu saarayo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed. Maqaaladeena waxaa qora dhallinyaro aqoonyahanno ah oo dalka iyo dibaddaba wax kusoo bartay. Qoraaladeena waxaan ka marnayan arrimaha jacaylka, dhisidda qoys wanaagsan, qoraalada la xiriira nolosha lamaanaayaasha isqaba iyo kuwa uu xiriir jacayl ka dhexeeyo. Waxaan ka qayb qaadannaa wacyigelinta bulshada sida arrimaha fayadhowrka iyo caafimaadka. Dhammaan  maqaaladeena waxaan ku salaynaa dhaqamada soojireenka ahaa ee bulshada Soomaaliyeed.
Haddii aad leedahay hibo qoraaleed waxaad noo soo gudbin karaa qormooyinkaaga si aan halkan ugu daabacno.


Post a Comment

0 Comments