Halkan Ka Dhegeyso Heesta oo aan qoraalka Hoose idinku soo tarjunay:
Haye Corona Feyruuskii Wuhanow
Dhibaato Kale Baa Hadana Noo Timi
Sababtoo Waad Sida Uu Isku Gudbaayo
Feyruuskana Uu U Fidaayo
Anigoon Weli Maskaxdeydu Ka Go’in
Xusuustii Feyruska Sars
Aan Si Wadajira Ugu Istaagno
Ladagaalanka Feyruuska (Corona)
Waan Maqalnay Sida Uu Ku Dhashay
Inay Masas Iyo Fiidmeer Soo Gudbiyeen
Dadkuna Cudurka Is Qaadsiinayaan
Haddana Uu U Fidayo Farahana Kasii Baxsanayo
Wuxuu Noqday Feyruus Meel Dhow Iyo Fogba Tagay
Corona Waa Inaan La Dagaalanaa
Wararkii Ugu Dambeeyay Waxaan Ku Arkay
Toban Kun Iyo Ka Badan Qof Uu Soo Ritay
Dad Aad U Qufacaya, Qaar Hindhisayaan
Qaar Kaloo La Welwelsan Caafimaadkooda
Waa Inaan Sii Wadnaa Ladagaalanka Feyruska
Gacmaha Nadiifi Markasta Ogowna
Nadaafadda Inay Ka Hortageyso Faafida Cudurka
Isticmaal Mandiil Markaad Hindhiseyso
Iyo Markaad Qufaceysaba
Hadaad Xanuunsatana Maasgaro Xero
Si Dad Kale Uusan U Gaarin
Adinkaan Iskukiin Haleynay
Inaad Nala Wadaan Ladagaalanka Feyruuska
Si Wadajir Waan U Xalin Karnaa
Inaan Ka Guuleysano Anagoo Mideysan
Nolol Caafimaad Iyo Isku Duubniba
Badqabka Dunideena, Qoyskeena Iyo Saaxibaadenaba
Waxay Ku Jirtaa Gacanteena Iyo Taada
Waan Ku Guuleysaneynaa Ladagaalanka Feyruuskan
Fadlan Asxaabtaada lasii wadaag.
Sidoo Kale Akhri: Qormo Wacyigelin ah | Waa Maxay Caabuqa Corona? Calaamadahee lagu gartaa? Sidee looga hortagi karaa?
0 Comments